|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gobolkan Aynu Joogno Ee Gabiley, Waxaa Loo Ogolyahay Oo Dhamaan Loo Wada Ictiraafsan Yahay, In Uu Yahay Gobolkii Cagaarnaa” Madaxwayne Biixi.
September 14, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha somailand Muuse Biixi Cabdi Oo Si dadban Uga Jawaabaya Tabashada Reer Gabiley ee Dhamaystir la,aanta Gobolnimada gabiley oo ay hore ubalan qaadeen xukuumadihii kala danbeeyay ee Xisbiga kulmiye oo uu isaga ka mid yahay dadkii balan qaaday ayaa munaasibadii uu ka hadlayay ee qalin jabinta ardayda jaamacada timacade wuxuu ka sheegay in gobolka gabiley loo ictiraafsan yahay oo dhamaan loo wada ogolyahay in uu yahay gobolkii cagaarnaa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxweynuhu U Cumaamaday Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Rasmi Gudoomiyaha Xisbiga Ugu Wareejiyay Xirsi Cali Xaaji Xasan. Afhayeenka Shirka Beelaha Sacad Muuse Oo Gaashaanka Ku Dhuftey Qodobada Ajandaha Loo Soo Dhigay Shir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|