Dhalinyarada Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dhaafin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dhaafin.
September 13, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dhalinyarada ku dhaqan magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ayaa baaq udiray madaxwayne bixi oo ay ka dalbadeen in aanu gaadhi magaalada marka uu kazoo noqdo boorama una socdo gabiley.

Sidoo kale dhalinyrada ayaa sheegay in ay doonaya in madaxwaynaha ay kala hadlaan baahiyaha deegaankooda iyadoo madaxwaynaha ugu danbaysay wakhtigii uu ololaha ku jiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS