DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Jidka Isku Xidhaya Itoobiya Iyo Somaliland Ee Magaalo Xuduudeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Jidka Isku Xidhaya Itoobiya Iyo Somaliland Ee Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
September 7, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka maaliyada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada isgaadhsiinta ,ganacsiga xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo madax ka socotay shirkada dhisaysa wadada corridorka ayaa soo kormeeray halka aymarayso wadadani iyo gudaha magaalada wajaale oo la qorshayanaya in ay mustaqbalka wadadu dhinac kamari doonto magaalada.

Waxaana ujeeddada safarka waftigan ee magaalda wajaale ay ku tageen ka warbixiyay maamulada wajaale ee dhinaca Somaliland iyo itoobiya wasiiradka iyo qarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARKAN;

COMMENTS
LINKS