|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Muxaadiro Diiniya Ujeediyay Bulshada Magaalada Wajaale.
September 22, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Sheeh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley isagoo kasoo laabtay safar uu maalmo ugu maqnaa dalka itoobiya gaar Ahaan dawlad deegaanka somalida.
Sidoo kale Sheekh Dirir ayaa muxaadiro diiniya ka jeediyay masaajidka magaalada wajaale taasi oo ay kasoo qaybgaleen iskuduwaha wasaarada diinta iyo awqaafta magaalada wajaale culimo awdiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-81 Arday Oo Kamida Ah Dadka Qaxootiga Ee Ku Dhaqan Hargaysa Oo Wax Ka Bartay Xarunta Farsamad... Daawo: Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Taageerayal Ka Soo Jeeda Koonfurta Harga... Daawo:Axmed Muunin Seed Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Dadwaynaha Oo Uu M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|