|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Wajaale Oo Xukuumada Ka Dalbaday In Ay Kusoo Wareejiso Gacan Ku Haynta Mashruuca Banka Wajaale!
September 4, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Odayaasha ,Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Beesha Yoonis Galbeed Ee Degta Degmada wajaale Iyo Deegaanada Ku Xeeran Ee Gobolka Gabiley ayaa ka hadlay Muran ka tagaan qaybo kamid mashruuca banka tog wajaale oo xukuumadu doonayso in ay cid gaar ah ku wareejiso. Sidoo kale waxgaradkan Oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalayn in mashruuca banka wajaale qaybtiisa galbeed in cid gaara lasiiyo iyagoo xukuumada ka dalbaday in ay si deg deg ah ugu soo wareejiso maadaama Ay beelihii dhul beereedkan iska lahaa ay hada heshiish ku yihiin islamarkaana aanay jirin sobob xukuumada gacanta ugu sii hayso.
Dhanka kale odayaashan ayaa digniin culus udiray wasiiro xukuumada katirsan oo iyagu ku hawlan dhaxal wareejinta dhulkan Oo qaybo kamid ah ay silic ugu xidheen cid aanay garayan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Ku Xigeenka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Jabuuti Kaga Qayb-gashay Shir Laguu Gorfaynayey ... Muwaadin Dooro Musharax Muj Khaalid Cabdilaahi Falaago Oo Xog-ogaal U Ah Baahiyaha Aas-aasiga Ee Caa... Deegaan Kalabeydh Oo Ka Aradan Adeegyada Aasaasiga ah iyo Xukuumada Oo Maalintii Alle Keenaba Lacag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|