DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Aaska Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Shaaciyay Goorta La Keenaya Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Aaska Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Shaaciyay Goorta La Keenaya Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono.
September 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxa habeenkii xalay dalka turkiga ku geeriyooda suldaan cumar suldaan maxamed oo kamid ahaa madaxdhaqameedka Somaliland

Hadaba gudida qaban qaabada aaska suldaan marxuum cumar ayaa ka hadlay wakhtiga la keenayo maydkiisa dalka iyo halka lagu aasi doono.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS