|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha Uga Yeedhi Doonaan!
August 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac isagoo eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada waxbarashada oo ku fashilmay hogaamintii wasaarada islamarkaana dhawaan eedo ujeediyay xildhibaano warqad ugudbiyay Sidoo kale xildhibaan shine ayaa sheegay in wasiirka looga yeedhi doono golaha wakiilada si wax looga waydiiyo shaqada uu qaranka uhayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibeda Ee Dalka Masar. Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Munaasibad Hadhimo Sharafeed ah Usameeyay Qaarkamid ah Mujaahidiintii... Daawo:Axmed Muunin Seed Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Dadwaynaha Oo Uu M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|