Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyaha Komishanka Doorashoyinka Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyaha Komishanka Doorashoyinka Ee Gobolka Sool.
August 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan katirsan golaha guurtida ayaa ka hadlay dil habeenkii xalay magaalada laascanood loogu gaystay gudoomiyihii komishanka doorashooyinka ee gobolka sool marxuum cabdilaahi laba go,le.

Xildhibaanka ayaa ku baaqay in xukuumadu talaabo ka qaado dablayda dilka ugaystay gudoomiyihii komishanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS