|
|||||
WAJAALE NEWS
HALKAN KA DAALACO: Ujeeddada Hawl-gal Noociisu Ku Cusub Yahay Hargeysa Oo Xilli Habeennimo Ah Ay Xukuumadda Somaliland Ka Fulisay Huteellada La Seexdo Ee Caasimadda
August 17, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (W.N)- Ciidanka Laanta Socdaalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay hawlgallo kedis ah ka fuliyey xalay dhammaan hudheellada la seexdo ee ku yaal caasimadda Hargeysa. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Col. Maxamed Cali Yuusuf (Ina Cambaro), ayaa Jamhuuriya u xaqiijiyey in ciidankiisu u baxeen xalay fiidkii hawlgal lagu baadhayo dadka seexda hudheellada hurdada ee magaalada Hargeysa, balse taliyuhu wax tafaasiil ah kama bixin ujeeddada hawlgalladaas iyo sababaha keenay in xilli habeennimo ah la baadho hudheellada la seexdo. Related posts:Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii U Hogaaminayay Oo Gaadhay Jabuuti Iyo Madaxwayne Geel Si Diiran Usoo D... Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Wafdigii uu hoggaaminaayay oo Kormeer Indho-indhayn ah Ku Taga... War Saxafadeed;Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareeyay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley, Soona Banh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|