|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kasoo Gaadhay Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!
August 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo utartamayay Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo uu kaga guulaystay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay guuldaradii uu kula kulmay doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada sheegayna in xildhibaano udhaartay in ay ucodaynayaan in ay kaga baxeen, Sidoo kale xildhibaan qodax ayaa ka waramay balan hore uga dhaxay gudoomiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid oo uu ka leexday isbayhaysigii ay ku dhawaaqeen mucaaridku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Xaaladdu Siday Noqon Karto Ma Garan Karno, Haddii Arrinta Badda Ee Ay Itoobiya Ubaahan Tahay, Aan W... Maxaa Laga Yeelayaa Gudidii Qalwada Isku Doortey ee Qabanqaabada Shirweynaha Su,aalaha ugu Badan ... Daawo: Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Maamulka Hawada Ee Lagu Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|