Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Safar Shaqo Ku Jooga Nairobi Iyo Kulamo Uu la Yeeshay Dhigiisa Dalka Kenya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Safar Shaqo Ku Jooga Nairobi Iyo Kulamo Uu la Yeeshay Dhigiisa Dalka Kenya!
August 21, 2021 - Written by Editor:

NAIROBI(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland iyo wafti uu hogaminayo ayaa safar shaqo ku jooga dalka Kenya kaasi oo kulamo kula qatay dhigiisa dalka Kenya iyo madax kale

Sidoo kale wasiirka waxbarashada iyo madaxda safaarada Somaliland ee dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS