|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Aan Loo Dul Qaadan Karin In Qofkasta Iska Baahiyo Wax Qaranimada Ku lid Ku Ah.
August 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka waaarada warfaafinta jsl saleebaan cali koore ayaa ka hadlay dhacdooyinka maalmihii ugu danbeeyay dalka ka taagnaa ee bulshadu ku baahinyso baraha ay ku kulato isagoo sheegay in warbaahintii tvyda, wargaysyadu kasoo baxayaan islamarkaana loo guuray halkaasi cid waliba ku ciil baxayso. Wasiir Koore oo ka hadlayay shir loo qabtay saxaafada ayaa sheegay in aan loo dul qaadanaynin in qofku iska baahiyo waxkasta oo qaranka lidku ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xildhibaano Ka Socda Dalka Sweden Iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalkaas Oo Saaka Gaadhay M... “Goleyaasha Sharci-dejintana Waxaan Ka Codsanayaa Inay Soo Saaraan Xeer Nimdaamiye Xakameeya Madax-d... Daawo: Fanaaniinta Iid Jaamac Batalaale Iyo Nimco Yaasiin Oo Soo Bandhigay Heesaha Ayka Qaadayaan Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|