|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Sheegay In Taawarada Shirkadaha Aan Laga Saari Karin Gudaha Magaalada!
August 22, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa ka waramay kulan uu la qaatay iyo arimaha ay ka wada hadleen Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta oo wax laga waydiiyay cabashada bulshada ee taawarada shirkadaha ayaa sheegay in aan gudaha magaaladaa laga saari Karin biraha taawarada oo uu sheegay in dadku marwalba ubaahan yihiin internet. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Alle Ha,Unaxariistee Dr Maxamed Yuusuf Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Caawa Ka Dhacay Deegaanka Ag... Madaxwayne Donald Trum Ku Dhawaaqay kala Duwanaanshaha Somaliland Iyo koonfurta Soomaaliya Oo Uu Sh... “Muqdisho Dawlada Maanta Ka Dhisan iyo Tii Lixdankii Waa Iskaga Mid Ficilada Ay Ku Kacayaan”.Gudoomi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|