|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Mishiin Laga Xaday Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo Iyo Arimo Kale!
August 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland cumar dheere ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada guud ee caafimaadka dalka iyo xaqiiqada mashiin laga xaday cisbitaalka magaalada ceerigaabo oo dad loo xidh xidhay xatooyada mishiinka dhiiga lagu baadho Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in mishiinka la xaday loo xidh xidhay 7qof HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|