|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka Hadlay Ujeedooyinka Ka Danbeeya Eedaha Loo Soo Jeedinayo Abaarso Iyo Jaamacada Barwaaqo!
August 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah aqonyahan reer Somaliland ee sida dhow ula socda aas aaska waxbarasho ee dugsiga abaarso iyo jaamacada barwaaqo ayaa ka hadlay eedo iyo dhaleecayn mudooynkii udanbeeyay loosoo jeediyay jaamacadan iyo dugsiga isagoo sheegay in dadka eedaha ujeediyanayaan yihiin kuwo duulaan ku ah Somaliland islamarkaana ku dhuumanaya shaadh diineed Sidoo kale siyaasi cadami ayaa ku taliyay in la toogta dadka noocaasi ah ee coldoon kamid ka yahay eeku oo duulay Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Komishanka Doorashada Xeer Lam 92 Sadex Doorasho Ayuun Buu Ku Waajibiyay In Ay Qaban karaa, Tu Afra... Kal-Fadhigii 35-aad Ee Golaha Wasiirradda Jsl Oo Lagaga Hadlay Arimo Door Ah lyo Baaq Nabadgalyo Oo ... DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Badnaa ee Laga Helay Covid19 Iyo Qof Kale Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|