“Hadii Aynu Doonayno In Bulshada La Wacyi Galiyo, Waa In Warbaahinta Dawlada Iyo Ta Madaxa Banaan Iskaashadaan”Wasiir Sacad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Aynu Doonayno In Bulshada La Wacyi Galiyo, Waa In Warbaahinta Dawlada Iyo Ta Madaxa Banaan Iskaashadaan”Wasiir Sacad.
August 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada maaliyada Somaliland sacad cali shire oo ka hadlay shir wadatashi oo wasaarada warfaafintu qabatay ayaa isbarbar dhig ku sameeyay warbaahinta madaxanaan iyo ta dawladu maamusho iyo farqiqa udhexeeye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS