HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdilaahi yuusuf oo kamid mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada somaliland oo munaasibad ka hadlayay ayaa sheegay in ay cadaalad ugu shaqayn doonaan taajirka iyo fiqiirka
Hadalka xildhibaan cabdilaahi ayaa waxaa jawaab ka bixiyay madaxwayne kuxigeenka somaliland oo munaasibadan ku sugnaa.
HALKAN DAAWO WIXII KALA QAYBSADAY;