|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Xaqiijiyay In Madaxayne Biixi Kusoo Celiyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada.
August 25, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudomiye kuxigeenka labaad ee golaha Wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa xaqiijiyay in Madaxwaynaha somaliland muuse biixi golaha wakiilada kusoo Celiyay laba cisho ka hor xeerka furista ururada siyaasada oo mudo dhowr bilood ka hor ay golihii hore ee wakiiladu ansixiyay. Sidoo kale gudoomiye xildhibaan cali xaamud ayaa faah faahin ka bixiyay afar qodob oo madaxwayne biixi ucuskaday soo celinta xeerkan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Ardayda Dug... “Celinta Uu Madaxwaynuhu,Dib Ugu Soo Celiyey Xeer14 Waa Qayrul Dastuuri, Waxaanu Ku Xad gudbay Dastu... DAAWO ; Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Oo ka Hadlay Sobobta Uu Ku Doortay In Uu ku Biiro Wadani Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|