|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Wasiirka Arimaha Guduhu, Sheegayna In Aanay Jirin Meel Uu Kaga Baaqay Mudo haraad.
August 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ku eedeeyay in uu mudo haraad ku baaqay Sidoo kale eng faysal calu waraabe ayaa wasiirka arimaha gudaha ugu baaqay in uu hubsado waxa uu ka hadlayo cadeeyayna in aanay jirin meel uu ku sheegay in ay dadku isku soo baxaan Dhanka kale Gudoomiye faysal ayaa fariin la xidhiidhka doorashada shir gudoonka golaha wakiilada udiray shacabka somaliland xukuumada iyo xildhibaanada golaha wakiilada ee lasoo doortay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Magacaabay Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Somaliland Oo Ka Dareen Celisay ... Khuburo Arimaha Amniga Mudo Ka Shaqaynayay Oo Ku Taliyay In Dowladda Somaaliya Cashar Ka Barato Wax... Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Doonyo Sharci Darro Kaga Kaluumaysanayay Bada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|