|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaarad Ay Leeyihiin Ciidamada Maraykanku Oo Soo Fadhiisatay Garoonka Magaalada Berbera Iyo Xogaha laga Helayo!
August 14, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Maraykanka ayaa la sheegay In ay soo fadhiisatay Madaarka magaalada Berbera todobaadkan Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay hawlgalka ay u timid diyaaraddan laakiin, Mareegta Wararka ee Somalilandchronicle oo arrintan wax ka qortay ayaa tebisay in ay u muuqato in Maraykanku kordhiyay danayntiisa Somaliland lagana yaabo in ay arrintani xidhiidh la leedahay xiisadda ka aloosan Itoobiya. Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaan wax jawaab ah ka bixin xidhiidho Somalilanchronicle arrintan kala samaysay.
Related posts:Daawo:Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Xilka Looga Cumaamaday M... Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Oo Casuumad Dhiiri Gelin Ah U Sameeyey La Taliyah... Maxkamadda Sare Iyo Maxkamadaha Hoose Ee Somaliland Oo Wada-tashi Ka Yeeshay Sidii Kor Loogu Qaadi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|