|
|||||
WAJAALE NEWS
Dab Qabsaday Bas Ka Mid Ah Kuwa Rakaabka Qaada Ee Dhex Shaqeeya Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay,
August 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Bas ka mid ah kuwa rabaabka qaada ee ka shaqeeya gudaha magaalada hargaysa gaar ahaan istaanka cabaaye ayaa caawa fiidkii la arkay isagoo dab qabsaday dabkaasi oo aan la garanayan waxa sobobay halkaasi oo ay ku bakhtiiyeen dadkii goobta ku sugnaa.
Qaarkamid ah dadkii goobta ku sugnaa ee ka qayb qaatay bakhtiintiisa ayaa ka waramay sidii ay wax udhaceen iyo khasaaraha soo gaadhay baska.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Dawlada Iran Oo Sacuudiga ku Eedeysay Inay Kala Qeybsanaan ka Abuurayaan Gobolka Si Ay Ugu Faa’iidee... Telefishanka CNN Oo Warbixin Ka Diyaariyey Saameynta Isbeddelka Cimiladu Ku Yeelatay Somaliland! Shirkadda Al-Carabiya Ee Ay Dhawaan Wasiirada Duulista Iyo Ganacsigu Sheegeen In Ay Heshiis La Soo G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|