|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Gudo Galay Xeerka Shaqaalaha Iyo Su,aalo Ay Ka Waydiiyeen Gudoomiyaha Haayada!
August 31, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada maanta moooshin galiyay xeerka shaqaalaha dawlada oo dib loogu soo celiyay kaasi oo ay xildhibaanadu cod ku meelmariyeen in dib looga dooda Sidoo kale gudoomiyaha haayada shaqaalaha farxaan aadan haybe ayaa golaha usharaxay xeerkan Dhanka kale xildhibaanada golaha ayaa su,aalo kala duwan ka waydiiyay xeerkan iyo sobobta haayado dawlada looga saaray xeerka shaqaalaha. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Sheekh Cabdiqaadir Carab (SH.jaabir) oo Maanta ka hadlay munaasibada Xuska Laylatul micraajka Ayaa... Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xildhibaano Badhashaabka Ku Eedeeyay... Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Ganacsi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|