DAAWO;-Xil. Maxamed Raambo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbi Xaakimka Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xil. Maxamed Raambo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbi Xaakimka Kulmiye.
August 5, 2021 - Written by Editor:

Hargeysa (W,N)-Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland ee kazoo baxay xisbiga kulmiye ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

Munaasibadd Qado-sharafta ah, ayaa waxa kale oo ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS