DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Si Khaldan Loo Dhigay Hadal Uu Hore Uga Yidhi Coldoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Si Khaldan Loo Dhigay Hadal Uu Hore Uga Yidhi Coldoon.
August 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiraxmaan cadami oo sheegay in si kale loo dhigay hadal uu ka yidhi arinta coldoon islamarkaana aanu odhan hala dilo

Sidoo kale cadami ayaa farta ku fiiqay cidii hadalkiisa qaloocisay isagoo fariinta udiray dadka hadalkiisii kazoo jawaabaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS