|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Habeenkii Xalay Magaalada Gabiley Loogu Qabtay Haldoor Maxamed Iyo Waxyaabihii Uu Ka Xogwaramay.
August 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad loogu magic daray habeenkii gabiley iyo haldoor maxamed ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hoolka laybareeriga gabiley taasi oo uu khudbad qiiro galisay iyo xogwaranka heerrarkii aysoo martay noloshiisu ka jeediyay haldoor maxamed oo kamid ah dadka dadaalay.
Sidoo kale waxaa munaasibadan kazoo qaybagalay boqolaal kamid ah dhalinyarada gabiley aqoonyahan iyo masuuliyiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Qaranka Somaliland maaha mid la handadi karo, Mana aha mid Gaar loogu riixi karo Xaafado Kamida Kuw... Daawo: Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadley Diwaan Gelinta Da... ”Mar Haddi Qodobkii Kali Ahaa Ee La Isku Afgartay Ka Bexeen Wax Loosi Wadaana Ma Jirto Wada Hadal” W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|