|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka G, Gabiley Oo Munaasibad Casho Sharaf Ku Maamuusay Hablaha Shaqo Qaran Ee Gobolka!
August 29, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Iyo ka degmada Oo Uu Horkacayo Maayarka Mohamed-Amin Omer Abdi, Badhasaab ku xigeenka, Maayar kuxigeenka iyo xoghayaha dowladda hoose ayaa habeenkii xalay xaflad casho sharaf ah ku qabtay Hablaha Barnaamijka shaqo qaran dafcadii 3Aad kazoo baxay Ee gobolka gabiley.
Munaasibadan casho sharafta ayaa ujeedadeedu ahayd sidii dhiiri galin loogu samayn lahaa hablaha kazoo qalin jabiyay. Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay Badhasaab kuxigeenka Gobolka gabiley maayarka magaalada gabiley iyomasuuuliyiin kale.
Dhanka kale qaarkamid ah hablaha shaqo qaran ee munaasibada lagu maamuusay ayaa maamulka uga mahad celiyay casuumada ay ufidiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Dadwaynaha Reer Gebilay Oo iskugu Soo Baxay Tukashada Salaada Roob Doon Ah Iyo Masuuliyiin... DAAWO ; Wasiirka Maaliyadda Jsl Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Xadhiga Ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirg... Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo maanta Golaha wakiilada Horgeysay Odoroska Miisaaniya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|