|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Casriya Oo Ay Hirgalinayso!
August 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa bilaabay dhismaha wado casriga oo ay dayactir iyo balaadhan ay kusamaynayso taasi oo kazoo bixi doonta saldhiga dhexe dhiniciisa koonfureed ilaa huteelka shacabka ee Empire taasi oo wax wayn ka qaban doonta fududaynta samxada gaadiidka ee wadooyinka badhtamaha magaalada.
Xoghayaha dawlada hoose iyo xubno katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay dhagax dhiga wadadan oo ay hirgalinayso dawlada hoose iyagoo ku baaqay in dadka wadada kusoo durtay ayka diyaar garoobaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA,Oo Wasaarada Warfaafinta Ugu Baaqay In Ay ka Noqoto Go’aanka... Shaqaalaha Astaan Cable Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Siidayso Mulkiilaha Astaan Cable Oo Mudo Ku X... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Uu Weheliyo Maayarka Caasimada Ayaa 50qoys Ku W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|