|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Markale Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!
August 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Aadan gaboose ayaa ka Dareen celiyay qaabkii ay udhacday doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo ay ku guulaysteen isbahaysiga xisbiyada mucaaridku isagoo bogaadiyay qaabkii ay udhacday iyo sida ay isku gacan qaadeen xubnihii tartamayay. Sidoo kale Dr Gaboose ayaa dardaaran culus udiray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:WAR DEG DEG AH; Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ethiopia Oo Weerar Gacan ka Hadal ah Ku Qaaday ... Mudanayaal Ka Tirsan Gollaha Guurtidda Somaliland Oo Soo Dhigay Mooshin Ka Dhan Ah Muddo-Xileedka X... Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Wareegay Amaanka Cali Khaliif Galaydh Iyo Xubnihii Wada Hadalka K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|