|
|||||
WAJAALE NEWS
“Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi
August 11, 2021 - Written by Editor:“Way Sahlan Tahay In Lasoo Saaro Dalag, Dahab Iyo Duunyo, Balse Ma Sahlana In Lasoo Saaro Dad Leh Aqoon Durugsan”Siyaasi Maxamuud Xashi. “Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamuud xaashi oo ka qaygalay Munaasibad ay arday kaga qalin jabinaysay jaamacada ILO Ayaa Ugu horay bogaadiyay ardayda waxbarashada dhamaysatay iyo Waalidiintii kusoo tabcayba. Sidoo kale siyaasi Maxamuud xaashi ayaa ka hadlay doorka Aqoontu ku leedahay in uu dal sameeyo horumar islamarkaana ay soo baxaan dad aqoonle oo wax hogaamin kara. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Gudida Daba-galka Hantida Qaranka Oo Sheegay In Wasiir Cukuse Ka Raaligaliyay Hadalo Uu Hore ... Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Berbera Ku Qaabiley Micheal Rubin Oo Si Wayn Ugu Ololeeya Madax ba... DAAWO;Marwada Madaxweynaha JSL,Oo Maanta furtay kulan Lagaga Hadlayo Hoos u Dhigidda Umul-raaca Hooy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|