|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada DDSI Oo Si Kulul Ucanbaaraysay Weerar Ciidamada Canfartu Kusoo Qaadeen Gobolka Siti Oo Lagu Laayay Dad Shacab Ah.
July 26, 2021 - Written by Editor:.JIG JIGA(W,N)-War-saxafadeed kasoo baxay Maamulka dawlad Deegaanka somaliya ayaa si kulul Loogu canbaareeyay dagaal Ay ciidamada ismaamulka canfartu kusoo qaaden deegaano katirsan gobolka siti kaasi oo ay ku xasuuqeen dad shacabka. Sidoo kale maamulka dawlad deeganka somalida ayaa sheegay in heshiishkii hore looga gaadhay colaadii ka taagnayd gobolka siti in ay dawlada fadaraalka ee itoobiya damaanad qaaday abniga dadka ku dhaqan deegaankaasi balse aanay taasi wax ka suurtoobin lagu gumaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan halka qaarna ay ka barakaceen dagaaladaasi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Oo Si Faafaahsan Uga Waramey Shir Heer Caalami ah Oo Somali... ”Garyaqaan Jamaal Wuxuu Caadaystay Cadaawad Uu Uqabo Dugsiga Nuuradiin, Isagoo Marwalba Ka Baahiya ... Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Xoojinayso Isticmaalka Dekedaha Gobolka Ee Ta Somaliland Ka Mid T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|