“Waxaan Leeyahay Al-miidaan Waasac ,Ninwalbana Wuxuu Hayo..Xildhibaan Cabdirasaaq Khaliif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Al-miidaan Waasac ,Ninwalbana Wuxuu Hayo..Xildhibaan Cabdirasaaq Khaliif.
July 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdirasaaq khaliif oo kamid xildhibaanada kazoo baxay gobolka sool ismarkaana ah musharaxa isbahaysiga mucaaridka uxusheen in uu utartamo gudoomiyaha wakiilada ayaa hambalyo udiray umada muslimiinta ah iy guud ahaan shacabka Somaliland munaasibada ciidul adxaha isagoo ilaahay uga baryay in umada uu uga dhigo mid danbi dhaad ay ka heleen iyo nabadgalyo.

Sidoo kale xildhibaan musharax gudoomye cabdirasaaq ayaa wax laga waydiiyay loolanka shir gudoonka iyo xildhibaanada mucaaridka ee la bahoobay xisbiga kulmiye iyo jawaabta uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS