Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Digniin Udiray Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxa Maalmaha Ciida Iyo Gaadiidka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Digniin Udiray Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxa Maalmaha Ciida Iyo Gaadiidka!
July 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa shacabka hambalyo udiray munaasibada ciidul adxa awgeed

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa digniin udiray dhalinyarada maalmaha ciida usafarka xeebaha iyo gobolka iyo gaadiidka xawaaraha dheer ku socda iyagoo sida dad rakaab ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS