HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaraha ciyaaraha somliland boos mire maxamed ayaa xukuumada ka difaacay eedo ay usoo jeediyay gudoomiyaha xisbiyada mucaaridku ee Wadani iyo Ucid
Sidoo kale bos mire ayaa dhaleecay ujeediyay madaxda asxaabta oo uu beel ahaan ugu jawaabayay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;