Somaliland Iyo Itoobiya Oo Dhawaan Lafilayo In Ay Kala Saxeexdaan Heshiish Ku Saabsan Isticmaalida Dekeda Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Dhawaan Lafilayo In Ay Kala Saxeexdaan Heshiish Ku Saabsan Isticmaalida Dekeda Berbera.
July 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawladaha Somaliland iyo itoobiya ayaa lafilayaa in ay dhawaan kala sexeexdaan heshiish ku saabsan isticmaalka dekeda berbera oo ay kala soo degayso alaabihii ugu badnaa sanadaha soo socda

Kulan magaalada hargaysa lagu qabtay ayaa lagaga hadlay heshiishka ay labada dhinac kala sexeexanayaa

Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa ka hadashay heshiish ay labada dal kala sexeexan doonaan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS