|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama, Dhalinyaro Loo Xidh Xidhay Calanka Somaliya Iyo Arday Lagu Dilay Jaamacada Camuud!
July 9, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa khudbadii salaada jimce kaga hadlay xaalado maalmihii udanbeeyay ka taagnaa magaalada boorama dhalinyaro loo xidhi xidhay calanka somaliya oo ay lasoo baxeen Sidoo kale sheikh saaweer ayaa ka ahdlay arday jaamacada camuud katirsanaa oo uu toogtay askari katirsan ciidanka boolisku Dhanka kale sheikh siciid ayaa dadwaynaha reer awdal usheegay In calanka tawxiidka ee Somaliland ay leeyihiin islamarkaana ay sameeyeen dad reer boorama kazoo jeeda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Ku Eedeeyay In Uu Urursaday... Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Degmada Tog Wajaale Oo Sifo Khaldan Uga Faa,iidaystay Go,aankii Joojin... Muuse Biixi Oo Wareejinaya Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Masuulka Uu U Xushay Inuu Xilka U Banneeyo,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|