|
|||||
WAJAALE NEWS
“Saaxiibkay Biixi In Wakhtigu Ka janjeedho Waxaad Ku Garataa Xildhibaanadii KULMIYE …..” Boqor Buurmadow
July 12, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan aw mxamuud Buurmadow oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa si tiiq tiiqsile uga hadlay xaalada madaxwayne biixi iyo guuldaradii kazoo gaadhay doorashadii dalka ka dhacay iyo faro madhan oo u ka jooga xildhibaanada golaha wakiilada oo uu doonayay in ay doortaan faratoon Boqor buurmadow ayaa qoraal uu ku baahiyay facebokga kaga hadlay arimahaasi iyo jabka biixi wuxuna udhignaa sidan; Allaw Alle Walee caawoo kale uun. Buu geeraar ii egyahay Qisaba qisay keentaaye Beribaa reero meel yaal. Col galay waxay xoolo Geel iyo gamaanba haysteen waxba lagama. Tegin Beesha abaan duulaheedii ayaa kasamri waayey faras. Aad u qiimo badnaa oolaga dhacay Faraska waxaa saami u. Helay. Abaan. Duulihii Colkii wax. Dhacay. Oo il. Waxka. Qabay Loona yaqaanay. Ilaw Farasku. Fardaha. Wuu ka. Tilmaanaa Odaygii. Ilaawe. Habeenkii. Kolkuu seexday Intuu. Koorihii. Kafuray. Buu. Barkaday Faraskiina. Wuu. Dooday Faraskii habeenkii. Buu. Baxsaday Faraskii. Alle wuu soo nabad. Geliyey Isagoo. Xadhigii. Jiidanaya wuxuuna. Ugalay. Qabiil. Yar. Oo. Aan. Badnayn .abaanduulihii.faraska.lahaa.ayaa.loo sheegay Faraskiisii. Isagoo. Kuxidhan.duleedka Ninkii.uu.ugalay.farasku Si.hawl.yar ayuu. Faraskiisii ugu. Yimi degdeg. Buu. Jaraha.u. Geliyey oo. Qoofalkii. Ka furay Kolkaas. Wuxuu tiriyey GeerarkanCaanka. Noqday Isaga. Oo. Aad. Ugu. Farxay faraskiisii Oo. Dhib. Yaraan. Ugu. Soo. noqday Ilaahii odaygii. Isha goofa. Lahaa Agabtaw. Barkiyoow Ilaahii. Bali. Wayn. Mariyee oomanaha. Kaduwoow Axmed kaan. Kadhashiyo. Ninkastoo. Amarwayn waysku. Eedilahayne Ilaahii. Odala ugashaw. Adigaa. Mahadaa leh Haatan. Caawa. Way ii ahaatay. Inaan. Geeraaro Cirku. Haduu. Doono inuu curto. Laftaa. Badisa Saaxiibkay. Biixi. In. Wakhtigu. Kajanjeedho Waxaad. Ku garataa Labdii. Inagoogaar. Ee. Iyaga. Oo. Aan Dawladii waxba. Laqaban. Xildhibaanadoodii Lasoo. Baxay. Waa cali. Mareexaan. Iyo Xildhibaan. Ibraahin. Caraale Ee. Anagana. Culayska. Naguhayey Marhaduu. Yidhi. Hawsha. Faraha. Ugaqaada Qoladaan. Ubixiyey hargamadhan. Sidayaal Ee hal xildhibaan lasoo. Bixiwaayey. Iyagoo. Wasiiro. Ah. Ilaahow adigaa mahadaa. Leh Ma. Caawaanu. Labaatan. Xildhibaan. Haynin Oo. Ay.. Ooda. Soo jebiyeyeen xildhibaanadii. Kulmiye ku. Wii. Mucaaradka. Iskadaayoo Ma. Caawaan. Ku. Geeraarayaa Waxaan. Uubateeyaba tokay. Ooda. Soo jebiye Waxaa qoray Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|