|
|||||
WAJAALE NEWS
Muwaadin Aadan Xaashi Oo 5bilood Ah Cadaalad Daro Ugu Xidhnaa Hargaysa Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisa!
July 25, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muwadin Aadan xaashi oo mudo 5bilood ah ku xidhnaa magaalada hargasya kadib markii ay xihdeen ciidamo uu sheegay in uu watay wiil uu dhalay madaxwayne biixi ayaa maanta maxkamada ciidanku siidaysay kadib markii ay ku wayday danbigii uu ku eedaysnaa ee mudadaa uu u xidhnaa. Waxaana siidaynta muwadinkan ka hadlay qareenkii udoodayay,eheladiisa iyo qaarkamid ah dadkii u doodayay mudadii uu xidhnaa Dhanka aadan xaashi ayaa ka hadlay siidayntiisa isagoo umahad celiyay cidkasta oo ka damqatay xadhigiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Musharax Maxamed Cali Oo u Mahad Celiyay Taageeradii ay Siiyeen Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbig... Akhri War-murtiyeed 24-Qodob Ka Kooban Oo Laga Soo Saaray Shirkii Soomaaliya Uga Socday Copenhagen Daawo: Murashaxa Madaxwayne Ku-xigeenka Ee Xisbiga Waddani Oo Khudbad U Jeediyay Dadwaynaha Reer Cee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|