|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Booqday Qoys Ay Laba Caruur Ahi Kaga Geeriyoodeen Dab Qabsaday Gurigii Ay Deganaayeen!
July 31, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyan maayarka kuxigeenka, xoghayaha dawlada hoose iyo xildhibaano katirsn xisbiyada mucaaridka ayaa booqasho ugu tagay qoys habeenkii xalay dab qabsaday gurigii ay daganaayeen ay kaga geeriyoodeen laba caruur ahi Sidoo kale maayarka caasimada ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in loosoo gurmado qoyskan isagoo sheegay in ka dawlad hoose ahaan ay wax uqabanayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shirka Kampala Ee Soomaalida dhexdeeda Iyo Culeyska Horyaalla Dawladda Soomaaliya Iyo Miisaanka U Si... War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirka Madaxda Dalalka Ay Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya Ku Yeesheen Maga... DAAWO;-Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulan La Yeeshay Komishanka Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay ka Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|