|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Jsl Ee Gobolka Sool Oo Caawa Dabley Hubaysani Ku Toogteen Magaalada Laascanood.
July 31, 2021 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Alle Ha Unaxariistee, Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ee Gobolka Sool Cabdillaahi Laba-go’le, Ayaa Caawa Fiidkii Dabley Hubaysan Ku dileen magaalada Laascaanood. Majiro wax war oo wali kazoo baxay laamaha amaanka la xidhiidha dilka gudoomiyihi komishanka doorashooyinka ee gobolka sool marxuum cabdilaahi laba gole iyo in la qaybtaytoona dableydii ka danbaysay dilka masuulkan. WIXII FAAH FAAHIN KALA SOCO WARARKEENA DANBE. Related posts:Tobanaan Suuriyaan Ah Oo Ku Dhintay Duqayn Culus Oo Lagu Qaaday Deegaanada Ay Ganacta Ku Hayaan Fal... Dadwaynaha Degmada Allaybaday Oo Ka Gadooday Tacadi Ay Ciidanka Qarka Shishe Ee Itoobiya Kula Kacee... Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Oodwayne Iyo Ujeedada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|