|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Ay La Leedahay Somaliland Iyo Saamiga Maalgashi Ee Dekeda Berbera.
July 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Safiirka Dawlada Itoobiya Ufadhiya Caasimada Somaliland Ee Hargaysa oo maanta Khudbad ka jeediyay munaasibada bandhiga buugaagta caalamiga ee hargaysa ayaa ka hadlay xidhiidhka Labada dale e Somaliland iyo itoobiya iyo saamiga ay dawlada itoobiya ku leedahay maalashiga dekeda berbera. Sidoo kale safiirka itoobiya ufadhiya Somaliland ka hadlay muhiimada ay shacabka uleedahay bandhiga buugaagta hargaysa ee uu hormuudka ka yahay jaamac muuse jaamac. Dhanka kale safiirka dalka itoobiya ayaa siqoto dheer uga hadlay wadashaqaynta Somaliland iyo itoobiya ee dhinacyada nabadgalyada,ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kale oo muhiim u ah labada shacab. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah... DAAWO;Maayerka Magaalada Gabiley Oo Bulshada Qaybaheeda ugu Baaqay Inay Ka Qayb Qaataan Olalaha Na... Somaliland-Xuska Maalinta Xornimada Shacabka Somaliland Ee 26 June 1960 Oo Loo Diyaar Garoobay iyo X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|