DAAWO;-Xildhibaan Sh, Axmed Dayib Oo Ka Hadlay Loolanka Shir Gudoonka G. Wakiilada,Muxuuse ka Yidhi Wararka Sheegaya In Madaxwayne Biixi Hayb Ahaan Ugu Gacan Haadiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Sh, Axmed Dayib Oo Ka Hadlay Loolanka Shir Gudoonka G. Wakiilada,Muxuuse ka Yidhi Wararka Sheegaya In Madaxwayne Biixi Hayb Ahaan Ugu Gacan Haadiyay!
July 31, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh Axmed Dayib ku cadeeye oo kamid ah xldhibaanada kazoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay loolanka ay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ugu jiraan hanashada shir gudoonka golahaw wakiilada iyo aragtida uu qabo in loo doorto golaha hogaamintiisa

Sidoo kale xildhibaan sh.axmed dayib ku cadeeye ayaa wax laga waydiiyay warar kutiri ku teen ah oo sheegay in uu kulan dhexmaray madaxwayne biixi oo doonaya in uu taageero xisbigiisa

Xildhibaan ku cadeeye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaasi isagoo sheegay in aanay jirin madaxwaynaha ay ku kala aragti yihiin dorashada shir gudoonka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS