DAAWO;-Xafaar 30sano Qodayay Xabaalaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dhacdooyin Argagax Leh Oo Uu Usoo Joogay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xafaar 30sano Qodayay Xabaalaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dhacdooyin Argagax Leh Oo Uu Usoo Joogay.
July 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxamed Ismaaciil Guuleed oo loo garan ogyahay (Maxamed Jacfaar) oo ah xafaar xabaalaha hargaysa qodayay mudo 30sano ayaa lala yeeshay waraysi kaasi oo uu kaga waramay dhacdooyin argagax leh oo uu usoo joogay mudadaa uu ka shaqaynayay qodista xabaalaha.

Sidoo kale xafaar maxamed jacfaar ayaa ka waramay dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee uu la kulmay  iyo qof isagoo  la doonaya in la aaso islamarkaana qarkood lagu tukanayo salaadii jinaasada ay kaceen oo ay ordeen iyo wixii kala qaybsaday dadkii aaskooda ujoogay iyo qaar kale oo badan uu goob joog u ahaa.

Dhanka kale ayaa bulshada kula taliyay in aan lagu deg deg aaska dadka uu mawtul qaflaha ugeeriyooda mudana laga war sugo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS