|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
July 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wafti ka socda dalka jabuuti ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada gabiley halkaasi oo uu ku qabilay maayarka magaalada gabiley iyo xubno katirsan golaha deegaanka iyo maamulka maktabada qaranka gabiley.
Waftigan reer jabuuti oo dalka uyimid ka qaybgalka bandhiga carwada buugaagta caalamiga ee hargeisa book fair Maayarka magaalada gabiley ayaa waftigan reer jabuuti uga mahd celiyay booqasha ay ku yimaadeen gobolka gabiley iyo xidhiidhka ka dhexeeya bulshada labada dal.
Dhanka kale masuul katirsan waftiga jabuuti ayaa maamulka dawlada hoose ee gabiley uga mahad celiyay soo dhawaynta ay ku qaabileen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Siwayn Looga Xusay. Dhaliilana Looga Soo ... Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadley Mucaaradada Soomaaliya ee Horumarinta Dekeda Berbera iyo Isbedel... DAAWO;-Aas Qaran Oo Maagalada Burco loogu Sameeyay Marxuum Xamse Maxamuud Jirde Oo Shil Gaadhi Ku Ge... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|