|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo furey Mashruuc Dhaqaale Loogu Ururinayo Dadkii Tacadiyada loogu Gaystay Xukuumada Cabdi Ilay, Digniin Culusna Udiray Dadka Uriyaaqaya TPLF.
July 3, 2021 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa furay mashruuc dhaqaale loogu ururinayo dadkii tacadiyada loogu gaystay xukuumadii cabdi ilay ee jeel ogaadeen Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa digniin culus udiray dadka uriyaaqaya soo noqoshada TPLF Oo iyadu masuul ka ahayd dhibtii loo gaystay dadka somalida HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Boorama Kala Qaybgalay Isku Soo Bax Balaadh... Daawo:Maamulka Shirkada Rarka Gaadiidka Ee Curiye Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xafiiskoogii Wajaal... Wasaarada Arimaha Dibada Oo Ka Hadashay Waxa Ka Soo Baxay Shir Ay Magaalada Diri Dhaba Ku Yeesheen S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|