|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameed Madaxwaynaha Jsl Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Dhulkii Madarasadii Falaaxo Oo Ganacsato Awood Ku Dhisanayso.
July 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed waxgarad iyo ehelada qoyskii axmed cabdilaahi riirash oo ahaa calinkii aas aasay madarasadii falaaxo ee magaalada hargaysa ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto dhulkii madarasada oo ganacsato xoog ku dhisanayso.
Sidoo kale wax garadkan iyo ehelada qoyskii lahaa madarasadani ayaa fariin udiray shacabka reer hargaysa iyo cidkasta oo kamid ahayd ardaydii ka baxday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:WAR DEGDEG AH:- Muuqaal Laga Soo Duubay Kooxdii Weerartay Mall-kii Westgate Ee Kenya Daawo Siday Dad... Madaxwayne Siilaanyo Oo Tahli la,a In uu Soo Buuxiyo Boosaska Masuuliyiintii uu Xilalka Ka Qaaday... Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Daah-furay Mashruuca Ka Hogtaga Iyo La Dagaalanka Xanuunka Covid19 Ee JPL... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|