|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gabiley Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Oo Olole Balaadhan Ka Fulliyay Gudaha Magaalada,
July 24, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka golaha deegaanka degmada gabiley ayaa saaka fuliyay ololihii ay ku dhawaaqeen ee muwaadin nala qurxin magaalada kaasi oo jidadka magaalada lagaga ururiyay dhagxaanta.
Maayarka magaalada gabiley oo horkacaya xildhibaanada golaha deegaanka ayaa saaka qaybaha kala duwan ee magaalada ka fuliyay ololaha dhagxaan ururinta kaasi oo ay kazoo qaybgaleen qaybaha kala duwan bulshada ciidanka dab damiska ururada bulshada iyo shirkadaha qaar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Suldaan Ismaacil Suldaan C/raxmaan Oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diray Marxuum Xaaji Maxamuud Bile Oo Ku ... DAAWO: Xuska Sanad Guuradii 60aad Ee Idaacada BBC Somali Iyo Weriyayashii Hore Ee BBC-da Oo Ka Hadla... Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Uu Qoray Kaga Hadlay Murashaxnimada Muuse Biixi Iyo Taageerada Uu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|