|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Digay Qorshayaal Ay Sheegeen In Xukuumadu Ku Carqaladaynayso Doorashada Shir Gudoonka G. Wakiilada.
July 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee Wadani Iyo Ucid ayaa ka hadlay arimo door ah oo ku gadaaman doorashada shir gudoonka golaha wakiilada ee isbahaysiga mucaaridka. Sidoo kale gudoomiyayaasha xisbiyada ayaa ka digay in fadhiga golaha lagu qabto meel aan ahayn xarunta golaha wakiilada Dhanka kale hogaanka xisbiyada ayaa ka hadlay xildhibaan dhawaan sheegay in itoobiya lagu shirqoolay iyagoo xukuumada ugu baaqay in looga baahan yahay in ay cadayso dhacdadaasi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Maanta Aqoonsigeenii Qarka Ayuu Saaran yahay, Dowlado Ayaa Badheedh Ukeenay Warqadahoodii Aqoonsiga... Shaqaalaha Cisbitaalka Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Cadaalad-daro Ay Sheegeen Inay Kula Kaceen Ag... DAAWO; 560 Saacadood Oo ah Mashruuca Beero-Qodista loogu Sameeyay Dad Beeralay ah Galbeedka Magaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|