|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka Dalka Itoobiya Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Balaadhinta Dekeda Berbera Uleedahay Isku Socodka Ganacsi Ee Somaliland Iyo Itoobiya!
June 24, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka gaadiidka dawlada fadaraalka ee itoobiya Marwo Dagmawit Moges ayaa ka hadashay muaanisabdii xadhiga lala jaray waji kowaad ee balaadhin iyo casriyayta dekeda berbera ayaa ammaanay horumarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay iyo kaalinta ay ka qaadanayso fududaynta iyo horumarka gancsiga dalka Somaliland iyo Itoobiya ka dhexeeya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qormooyin Isdultaagaya Sidii Muuse Biixi Mijaha U Hayey Xiligii Madaxwayne Siilaanyo Kursiga Doonay... War Deg Dega; Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda Ee Xisbiga Kulmiye Oo Iscasila... Xisbiga Waddani Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Uu Isagu Jabiyay Ciidamada Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|