|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ujawaabay Xildhibaan Sheikh Siciid Sokeeye Oo Xukuumadu Ku Eedeeyay In Ay Laaluush La Dhex Wareegayso Golaha Wakiilada.
June 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan kazoo yeedhay shekh xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada oo khudabdii jimcaha ka sheegay in xukuumadu laaluush la dhex wareegayso golihii wakiilada ee lasoo doortay Wasiir khaliil ayaa dhankiisa eedaymo ujeediyay xildhibaan sheikh sokeeye oo uu ugu baaqay in masaajidka iskaga tago HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Wafti Uu Hogaaminay Oo Gaadhay Magaalada ... Daawo: Dhagax Dhiga Taalo Loogu Magac Daray Maadaxwayne Siilaanyo Oo Laga Hirgeliyay Deegaanka Garad... Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo Si Adag Uga Hadley Xadhiga Agaasimihii Maamulka La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|