OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliland)
Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo PROMASIDOR IP
HOLDINGS LIMITED oo ah shirkad deyn xaddidan oo lagu aasaasay sharciyada Mauritius iyada
Oo xarunteedu tahay Ebene ‘Junction, Rue de la Démocratie, Ebène, Ujeeddooyinka
Shirkadanina ay tahay Soo saarista iyo ka ganacsiga summadaha/ calaamadaha ganacsi ee hoos
ku xusan Shirkada PROMASIDOR IP HOLDINGS ay tahay Mulkiilaha iyo ka ganacsadaha kaliya ee u gaarka
ah summaddan SOSSI
kaas oo loogu dhawaaqo afka Soomaliga ee gudaha Somaliland lagaga hadlo SOSI una turjuma Carabi ahaan صوسي
Summada kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa fasalka 29aad ee alaabooyinkan hoose ku qoran
Fasalka 29aad, Hilibka, kalluunka, digaagga iyo ugaadha; soosaarida hilibka; la keydiyey, la
Qaboojiyey, la qalajiyey oo la kariyey miraha iyo khudradda; jellies, jams, compotes; ukunta;
Caano, jiis, subag, caano fadhi iyo waxyaabaha kale ee caanaha laga sameeyo; saliidaha iyo
Dufanka cuntada; la sameeyay borotiinka khudradda ee la duubay si loogu isticmaalo bedelka
hilibka.
DIGNIIN;Digniintan iyo ogaysiiskan waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo
Isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku
Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu
dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan qof
kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan